Qeexid

"ld sheegasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheegad oo kali ah:
  • Fanka cusubi wuxuu meesha ka saaray in la ceebaysto muujinta nugaylka nafsadeed taas oo lagu tarjumayo calaacal, baryootan, eedsheegad, iyo waxyaalaha la midka ah ee ninka geeljirka ahi u arkayey jileec iyo doqonnimo.
  • . Calaacal iyo ooyin: Qoraallada Somaalida intooda badan waa calaacal, ooyin iyo eed-sheegad, taas oo aan ifineynin sida looga bixi karo musiibada Somaalida ku habsatay.