Qeexid

Uun aan muuqan oo dadka xumaha ku boorriya.

Qeexid Xigta

(-nno/-mmo,mdh) Qof xumaha ka taliya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shayddaan oo kali ah:
  • Sidoo kale, waxay ku andacoodeen in geelu dhiig la wadaago shayddaanka, taana waxaa marag u ah kibirka iyo tookha geelleyda.
  • Sidoo kale, waxay ku andacoodeen in geelu dhiig la wadaago shayddaanka, taana waxaa marag u ah kibirka iyo tookha geelleyda.