Qeexid

"(-rro, m.dh) Meel qalabaysan oo tijaabooyinka cilmiga lagu sameeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaybaar oo kali ah:
  • Cisbitaalka Madaxweynaha uu maanta furay ayaa waxaa uu ka koobanyahay dhowr qoybood oo isugu jira Gargaarka deg deg ah,Shaybaarka, Farmashiye iyo qeybka bukaanka la jiifoyo.
  • - Cisman Xaaji Yuusuf: Ku xigeenka Agaasimaha isbitaalka Guud ee Garowe iyo madaxa shaybaarka isbitaalka guud ee Garowe 3- Dr.