Qeexid
(-xyo, m.dh) Bakhayl; masuug.
(-xyo, m.dh) Bakhayl; masuug.
magac / noun
Lab / masculine
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld shixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Qoraal la sharciyeynayo oo magac dhan ama la gaabiyey hoosta looga dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Qoraal la sharciyeynayo, magac dhan ama la soo gaabiyey hoosta uga qorid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro.
Qeexid Xigta: Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin.
Qeexid Kale: Jadwal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Shax cayaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: Sh. ah: wax nadaafad iyo muuqaal wanaagsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qaab jowmitiri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: shaxan joomitiri m.l (-nno ..., m.dh) (xis.) Qaab ka samaysma isku xirka baro, xarriiqyo, xoodad ama dulo. Goobooyin, labajibbaaranayaal, saddex-xagallo waa shaxanno sallax ah. Kubbad, saddex jibbaarane, ahraam waa shaxanno adke ah.
m.l
Qeexid: Sh. ah: qof aad u buuran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: Qoraal la
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Erey ama fal qof wax uu sugaayey looga hor istaago.
Qeexid Xigta: Warbixin been ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: sha'ni m.l Si; xaal; ged; alab.
m.l
Qeexid: Si wax loo weyddiisto qof la yaqaan laguna kalsoonyahay.
Qeexid Xigta: ld shaxaa did.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qof la yaqaan si kalsooni leh wax u weyddiisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Cid ereyo ama falal wax loogu diidayo u jeedin.
Qeexid Xigta: Warbixin been ah sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Rooti iwm aad dab loogu bisleeyay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof aan shaxda si fiican u aqoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg saxiix2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Rooti iwm aad dab ugu bisleyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld sharxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]