Qeexid
Baruur subaggii laga shiilay waxa ka soo hara; shariir.
Baruur subaggii laga shiilay waxa ka soo hara; shariir.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qaab jowmitiri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: shaxan joomitiri m.l (-nno ..., m.dh) (xis.) Qaab ka samaysma isku xirka baro, xarriiqyo, xoodad ama dulo. Goobooyin, labajibbaaranayaal, saddex-xagallo waa shaxanno sallax ah. Kubbad, saddex jibbaarane, ahraam waa shaxanno adke ah.
m.l
Qeexid: Sh. ah: qof aad u buuran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh Dhabarka dadka, labada daqay meesha u dhaxaysa oo godan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qof xarrago badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qof la yaqaan si kalsooni leh wax u weyddiisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Saxaro dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Si wax loo weyddiisto qof la yaqaan laguna kalsoonyahay.
Qeexid Xigta: ld shaxaa did.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Shax cayaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro.
Qeexid Xigta: Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin.
Qeexid Kale: Jadwal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Daawo qasan oo afka laga cabbo. ld shiroobo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.l
Qeexid: eeg saxaroo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc aragoostaga ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld shaxaad1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Waqtiga u dhexeeya marka waagudillaaco ilaa marka qorraxdu soo baxdo. ldarooryo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld aroorid. Doonashada nafleyoommani ay meel biyo ka doonato.
Qeexid Xigta: (-rromdh.) Dhudhub yar oo biyo dhulka kajeexeen.
Qeexid Kale: Sheexo. 4. A. ah: xoolo ooman oobiya doonad ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley biyodoonasho.
Qeexid Xigta: Nafley meel sare ka soo degid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Sanka ushiisa kore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban, caleemo yar-yar iyo miro la cuno oo ka baxa cadduun-ka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]