Qeexid

"Si wax loo weyddiisto qof la yaqaan laguna kalsoonyahay."

Qeexid Xigta

ld shaxaa did.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaxaad oo kali ah:
  • Sigaarka oo guba amaba madoobeeya wejiga qofka oo dila quruxda ilkaha ayaa waxa ugu daran ee uu keeno ay tahay cancer ka iyo sanbabada oo madoobaada iyo weliba shaxaad aan xishood lahayn.
  • Tusaale haddii aan soo qaato, waxaa Dadweynaha reer Somaliland 50% in lagu qiyaasay ayaan dheri intooda badanina waxa ku nool yihiin shaxaad ka dhigan Nin iskaba qada hala qarafsado.