Qeexid
Isku dayidda la isku dayo wax samayntooda.
Qeexid Xigta
Tijaabinta wax la tijaabiyo. ld sharribid.
Isku dayidda la isku dayo wax samayntooda.
Tijaabinta wax la tijaabiyo. ld sharribid.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la sharribay ahaansho. ld shirraban2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; bmi) Wax la sharribay noqosho. ld shirraban1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax qabashadooda isku dayid.
Qeexid Xigta: Wax tijaabin. ld shirrab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jarrib; tijaabo; holis; baxnaanis. ld shirrab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Halleynta wax wanaagsanaa la halleeyo. ld kharrib1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax waxtar-kiisa, kartidiisa iwm hubsasho. ld shir-rabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sharribo. ld shirrabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hu' ka samaysan nayloon, cudbi, suuf iwm oo cagaha la gashado, kabahana layska xijiyo; kaalso. ld sharabaaddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld sharribaad, shirrabaad, shirrabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qurxinta meel lagu qurxiyo nalal, dhar, qalab iwm. ld sharra-xid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld shir rabmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Cid xushmayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld sharribnaansho, shirrabnaan, shirrab naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld shariir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld sharraxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sharrif.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-rday, -radday; -rdi) Nidar gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nidar.
Qeexid Xigta: Xargaha waaweyn ee doonyaha mid ka mid ah.
Qeexid Kale: (-dyo/shuruud, m.dh) Heshiis lacag ama wax kale ah oo laba qofood oo wax ku murmay isu dhigtaan. ld shardi, shirad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld sharribnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dadaal badan oo tacab loo galo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]