Qeexid

"Meel wax qalab lagu qurxiyey ahaansho."

Qeexid Xigta

Cid doorasho u magacaaban ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sharraxan oo kali ah:
  • Xirsi Jamaac (Indho) oo ah murrashax ka sharraxan golaha degaanka Burco oo munaasibaddaas ka hadlay, ayaa ballanqaaday haddii uu ku guulaysto doorashada inuu si caddaalad iyo sinnaan ah ugu shaqayn doono bulshada.
  • DIIRIYE HINGO:Anigu Caaway waxaan la soo casheeyey nin Madaxweynaha Soomaaliya u sharraxan, waxaanna ku hanweynahay markuu guuleysto in aan wasiirka macdanta iyo khayraadka badda noqdoono.