Qeexid

"Qurxinta meel lagu qurxiyo nalal, dhar, qalab iwm. ld sharra-xid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sharraxaad oo kali ah:
  • Dhammaan masuuliyiinta munaasibaddaas ka hadlay waxay dhammaantood sharraxaad dheer ka bixiyeen taariikhdii hoggaamineed ee marxuum Cigaal iyo halgankii dheeraa uu u soo galay hirgelinta dimoqraadiyada hadda ka jirta Somaliland.
  • Fahamka noloshu uma baahna wacdi iyo sharraxaad dheer.