Qeexid

"ld shirkad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sharikad oo kali ah:
  • Sharikaddii u damabaysana waxaa la soo ogaaday in cinwaankeedu yahay aqal ku yaala xaafadaha Hindada ee London.
  • Adduunka waxaa u yaal xeer caalami ah oo ka dhexeeya sharikadaha soo saara batroolka una baahan in madaxweynaha iyo wasiirkiisa macdanta bal ay xooga soo akhriyaan soona fahmaan inta aan sharikad kale oo dalka timaadda heshiis kale la galin.