Qeexid

"Qof ka soo jeeda faracii Faadumo Rasuul."

Qeexid Xigta

Qof suubban oo asluub wanaagsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shariif oo kali ah:
  • Shariif ayaa Muqdisho ka dhoofay iyadoo aan laga warhayn, iyadoo saxaafada uu u xaqiijyay safarkiisan madaxa wafaafinta ee Villa Somalia C/qaadir Barnaamij, wuxuuna sheegay in wafdiga Madaxweynuhu uusan la kulmin wax dagaal ah.
  • Axmed Jabuuti(AllPuntland)-Guddoomiyaha Isbaheysiga Asmara Sheekh Shariif Sh.