Qeexid

"(-ooyin, ml.) (muus.) Qalab muusikada lagu tumo oo xargo yaryar oo silig ah leh oo sida kitaaradda looga dhawaajiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shareero oo kali ah:
  • Mudaharadkan ayaa yimid xili lacago Faalso ah oo lagu dabaco Puntland ay sababeen in qiimaha raashinka cirka isku shareero taas oo sababtey in dadka magalada qarkood guryaha ka soo bixi kari waayeen.
  • Arinta kale ee sababtay in khilaafku uu cirka isku shareero ayaa ah in col abdulaahi yuusuf uu isagu raali ka yahay hishiis shidaal qodid ee uu gaaray maamamul gobaleedka puntland, ee ee beeshiisa.