Qeexid

"Wax la qariyey noqosho."

Qeexid Xigta

Wax la awday noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shareeran oo kali ah:
  • Soomaaliya, waqtigan waxaa ka socda sicir-barar cirka ku shareeran dhaqaalihii iyo noloshii dadkana curyaamiyey.
  • Maxamed Ibraahim Warsame(Hadraawi) waa hal-abuur maanseed, oo dabuuubta maansadiisa kala soo dhex baxay dhudhubo shareeran iyo dhadhaaabo shuban dhexdood.