Qeexid

"Wax, wax kale lagu qariyo."

Qeexid Kale

Wax dheer sida buuraha, geedaha, dhis-mooyinka iwm meesha ugu sarraysa.

Qeexid Xigta

Sh. ah: meel hawd ah oo dhir badan oo aan la dhex mari karin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shareer oo kali ah:
  • Goobjoogayaal ku sugnaa halka uu qarax ka dhacayay ayaa warbaahinta u sheegay in ay arkayeen uuro xoogan oo cirka isku shareertay iyo bur bur soo wajahay gaariga Gudoomiyaha.
  • Iyadoo hoos u dhacaasi muuqdo uu jiro ayaa hadana waxaa wali qiimaha la kala siiso xoolaha kala duwan uu cirka isku sii shareerayaa taasoo la sheegay in ay ugu wacantahay xilli roobaadka lagalay oo ah waqti ay si weyn dadka Soomaalida u dhaqdaan xoolaha.