Qeexid

"Wax ku dhaqmiddiisa sharci ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sharciyee oo kali ah:
  • Sidaas darteed waxa uu Ururka “WAX U QABO” u arkaa qodob aad u muhiim ah in sida ugu dhakhsaha badan Baanka Dhexe loogu sameeyo shakhsiyaddiisa sharciyeed oo u gaar ah lagana dhex saaro hawlaha baananka ganacsiga.
  • In hubka dadka shacabka ah haystaan la sharciyeeyo oo la diiwaan gasho. 5-ta galabnimo illaa 5-ta aroornimo ee salaada subax ay magaaladu bandow tahay.