Qeexid

"eeg sharciyee. ld sharciyays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sharciyayn oo kali ah:
  • Xeerkani waxaa kale oo uu sharciyaynayaa hay’ad kor-joogto u ilaalisa xisaabaadka shirkadaha ka diiwaan-gashan Maraykanka.
  • ) In go'aanka Guurtida muddada loogu kordhiyay aanu waafaqsanayn distoorka, Madaxweynaha iyo Guurtidu toona aanay lahayn awood ay muddada ku kordhiyaan, sababtoo ah distoorka meela kagama taallo qodob sharciyaynaya muddo kordhin loo sameeyo Guurtida.