Qeexid

"Wax sharciga khilaafsan oo lagu kaco."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sharcidarro oo kali ah:
  • Mar uu ka hadlay Ki Moon joogitaanka ciidamada Itoobiya ee ku sugan Somalia ayuu sheegay in ciidamadaas ku joogaan Somalia heshiis ay gaareen Itoobiya iyo DFS, isla markaana aysan aaaminsanayn inay si sharcidarro ah ku galeen gudaha Somalia.
  • Cali Maxamed Xasan Loyan oo maanta la hadlay saxaafadda,isagoo intaas ku daray in baaritaannada ay socon doonaan inta laga sugayo ammaanka degmooyinka ay dowladdu maamusho lana qaban doono hubkii si sharcidarro ah ku socda.