Qeexid

"Macnaynta wax la macneeyo."

Qeexid Kale

Cayaar daf, durbaan, sacab iyo jiib leh oo ragga iyo dumarku wada cayaaraan.

Qeexid Xigta

Qurxinta wax la qurxiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sharax oo kali ah:
  • Dhoofitaanka Nuur Cadde ayaa kusoo beegmaya xili uu ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan Xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya,islamarkaan waxbadan ka bedeli doona Arimaha Murugsan ee soomaaliya hadii Xilka Madaxweynenimo loo doorto.
  • Musharaxiintaasi oo tiradooda ay gaareyso Todobo xubnood, oo Guddoomiye iyo kuxigeen isugu jira, hadaba kala soco Garowe Online doorashadda Guddoonka Baarlamaanka.