Qeexid

"/dh Magac; xurmo; haybad; maamuus."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sharaf oo kali ah:
  • Qofna si sharci darro ah looma faragelin karo arrimihiisa u gaarka ah, qoyskiisa, gurigiisa ama warqadihiisa; sidoo kale lama dhaawici karo sharaftiisa ama sumcaddiisa.
  • Madar, Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbigaas, madaxda Jaamacadda, macalimiinta iyo marti sharaf kale oo ka kala yimid gobolada dalka.