Qeexid

Hoore la cabbo; cabbitaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sharaab oo kali ah:
  • Isaga iyo Fu’aad oo wada taagan ayey u galeen “soo fadhiista” ayey yidhaahdeen, wey fadhiisteen oo sharaab ayaana loo keenay.
  • Markii ay fadhiisteen gurigii reerkay la gacalka noqon lahaayeen ayaa sharaab lagu soo dhoweeyey.