Qeexid

"(-ooyin, m.l) Wax kasta oo gacanta ama qalab kale lagu qabto, si faa'iido ama dan laga lahaa looga gaaro; hawl, shuqul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqo oo kali ah:
  • Boqore oo ku sugan dalka Iran ayaa sheegay in iscasilaadiisa ay tahay go'aan uu isagu gaaray cid uu kala tashtayna aysan jirin, wuxuuna xusay in shaqo la'aanta baarlamaanka ay tahay mida ugu weyn ee isku casilay.
  • Waa ineynu ku guuleysano dhinaca waxbarasho iyo shaqo labadaba, reerku waa inuu fiicanaado, oo waa in carruurta lala socdo.