Qeexid

"Wax sharrax lagu qurxiyey ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax shaqal loo yeelay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqlan oo kali ah:
  • Daaraha cadcadaantooda, dhirta magaaladu ku shaqlan tahay cagaarkooda, qudbadaha dhaadheer ee masaajiddada, tirneedka guduudan ee guryaha saqafkooda saaran, Xamar korka waxay uga eg tahay gole cibaadadeed.
  • Waxaanu isla markiiba guursaday gabadh la odhan jiray Shaqlan Buureed oo Reer Berbera ahayd, waxaanay u yeelatay oo alle siiyey wiil keliya oo la odhan jiray Jaamac Faarax Oomaar kasoo dhintay isagoo aabbihii X. Faarax Oomaar weli nool yahay.