Qeexid

"Qof shaqo qabasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqee oo kali ah:
  • Waxaana idinka codsanayaa in aad fursad u siisaan in uu qorshahaasi shaqeeyo,” ayuu yidhi Mr.
  • "Ujeedada kulankan waa in la xoojiyo xiririka Mareykanka iyo Somalia, si wadajir ahna looga shaqeeyo dib u soo celinta amaankii Somalia iyadoo la kaashanayo shacabka Soomaaliyeed" ayuu carabka ku dhuftay Sh.