Qeexid

"Shaqo qabsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqayso oo kali ah:
  • Monica Safiirka Kenya u fadhida Itoobiya waxaa ay baaq u jeedisay dowladda Eritrea inay ka shaqayso hanaanka iyo geedi socodka nadaba ee Soomaaliya, Dr.
  • Sannadkan intiisa dambe waxaa lagaa rabaa inaad samaysato ama ka shaqayso qorshaha waxbarashada (uddannelsesplan) taaso aad raacinayso codsigaaga aad codsaneyso iskuullada sare.