Qeexid

"Ka sh.: qof in uu shaqo qabto ku kallifid."

Qeexid Xigta

Ka sh.: matoor iwm oo aan shaqaynayn hagaajin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqaysii oo kali ah:
  • Maraara dillaac ayuu bartii la fadhiistay, isaga oo maankiisa xawli uga shaqaysiinaya.
  • Ka dib waxan ka codsaday bal inay barashada ragga yarayso illayn hadda waa oori nin e. Waxay igu boorrisay inaan maanka ka shaqaysiiyo, markaasaan fikiray oo aan ka fikiray naftayda iyo ehalkayga.