Qeexid

"ld shaqayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqays oo kali ah:
  • Waxay ONLF xustay in ay ballanqaadayso In ay si buuxda ula shaqayso guddiga madaxa banana ee loo soo dirayo dhulka Ogaden sida loogu qoray warsaxaafadeed ka soo baxay ONLF.
  • Sidoo kale Ibraahim Muxumad oo isna ka mid ah dadka ugu darran ee ay arintani saamaysay ayaa yidhi “Muddo dhawr iyo toban sannadood ah ayaan qurbaha ku maqnaa wixii aan soo shaqaystayna waxaan siistay jagadaa, tiina afarta albaaba waa layga xidhay”.