Qeexid

"eeg shaqee. ld shaqays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqayn oo kali ah:
  • Ururka Kantti ee Helsinki ku yaalla waa urur la xiriira cayrta bulshada iyo daryeelka caafimaadka oo aanan macaash ku shaqaynin, kaasoo la aasaasay sanadkii 1988kii.
  • Guddi Ka Shaqaynaya Ilaalinta Doorashooyinka argeysa (Haatuf): Guddi si dhexdhexaadnimo ah uga hawl-geli doona ilaalinta doorashooyinka ayay magacaabayaan guddiga doorashooyinka ee Qaranka, iyagoo la tashanaya ururada siyaasadda.