Qeexid

"shaqali'i m.l Waayitaanka la waayo wax laga shaqeeyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqali oo kali ah:
  • Shaqalihii Care oo la geyay Bosaso labo ka mid ah Shaqalaha Hay'adda Care International oo muddo todobaad ah afduub loogu haystay Deegaanka Iskushuban ee Gobolka Bari ayaa lagu wareejiyey odayaasha Deegaanka.
  • Dhinaca kale mid ka mid ah shaqalihii Shirkadda Hormud qeybteda xiriirka dadweynaha ee degmada Madiina ayaa maanta labo nin oo ku hubeysnaa Bastoolado ay ku dileen agagaarka xarunta shirkadda ee suuqa Bakaaraha.