Qeexid

"shaqala'aan m.dh Xaaladda uu ku sugan yahay qof shaqo uu wax ka tacbado aan haysan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqala oo kali ah:
  • . 1 May -- Maalinta Shaqalaha Adduunka oo Dowlada Puntland u qqoonsatey hal Maalin oo fasaxa. 2. 26 June -- Maalintii Ugu Horeysay Calan Somaliyed laga taago Somalia oo Dowladu u sameysay maalin fasaxa oo looga qeyb-qaato dabaal dega loo sameeyo.
  • Qaxootiga ku jira xerada Zam-Zam ayaa wel wel ka muujiyey kadib markii shaqalaha samafalka aysan soo shaqo tagin maalintii Talaadada iyaga oo sheegey in khatar galeyso xaaladooda caafimaad kadib markii ay baxeen hay'adahii ku shaqo lahaa.