Qeexid

"Rabsho; buuq; shil."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqaaqo oo kali ah:
  • Ciidanka ayaa waxay billaabeen inay dib uga soo baxaan Suuqa Bakaaraha, ayna isku ururiyaan Isgoysyada H/wadaag, Aadan Cadde iyo Isgoyska Bakaaraha, waxaana inta shaqaaqooyinku socdeen xayirnaa socodka gaadiidka iyo weliba kan dadka.
  • Fu’aad Axmed, tababarihii kooxdaas, ayaa isaguna ka waramay dhibaatada Shilalka gaadiidka, isaga oo sheegay in maalin kasta uu dhaco shilka gaadiidku, laakiin dadku aanay u dareensanayn sida ay u dareemaan shaqaaqooyinka ama shilalka kale ee dhaca.