Qeexid

"Qof cid ama hay'ad u shaqeeya oo mushaar ka qaata."

Qeexid Xigta

Qof muruqmaal ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqaale oo kali ah:
  • Shaqaale ka tirsan hay'adaha gargaarka ayaa maanta ka dhoofay degmada Waajid ee Gobolka Bakool, kadib amaanka gobolka Bakool oo xumaaday, sidoo kalena la weeraray garoonka degmadaas.
  • Waa qofkii xirfad lagu shaqaaleeyey.