Qeexid
Timo iwm shanlo ku feerid.
[-leeyay, -laysay]
f.g2Timo iwm shanlo ku feerid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Xaashi turub oo shan dhibcood leh.
Qeexid Xigta: Buntukh shan xabbadood qaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Maro shan waar ah.
Qeexid Xigta: Gabay gaaban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Tiro afar ah shan ka dhigid.
Qeexid Xigta: Ka sh.: cid ka guul helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Qalab caag, bir ama qori ka samaysan oo meel la qabsado iyo ilko dhaadheer oo isu dhawdhaw leh oo timaha lagu feerto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Qeexid Xigta: Xoog; awood.
Qeexid Kale: Gacan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim-bibiish.
m.f.dh
Qeexid: eeg shanlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Timo shanlo ku feerasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-nqay, -naqday; -nqi) Cid deldelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -ceysay
Qeexid: Ood qoyan oo wax lagu oodayo si ayan daldalool u yeelan, isuguna cufanto hangool ku riixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: Dhaawac daaweyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -qeeyay, -qaysay
Qeexid: Qof shaqo qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld harqaanle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg shanee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.t
Qeexid: .j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma shanta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: ld shaabbadee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc qaraha ka mid ah oo macaan, biyo badanna leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Santuukh ka samaysan harag, safiito iwm leh siddo la qabsado oo safarrada lagu galo; boorso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg shanaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) (muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada oo ka samaysan qori laba qalbac ah, oo mid walba dhexda u godanyahay, marka laysku dhuftana sameeya dhawaaq kan koorta u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]