Qeexid
Nooc qaraha ka mid ah oo macaan, biyo badanna leh.
Nooc qaraha ka mid ah oo macaan, biyo badanna leh.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -iimay, -iintay
Qeexid: Qoyaan yar meel ka dindimid. ld dhashiin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qoyaan yar oo meel ka dindimaaya. ld dhashiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim-bibiish.
m.dh
Qeexid: (t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Qeexid Xigta: Xoog; awood.
Qeexid Kale: Gacan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld shaafii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld shubid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarafka laba iyo tobnaad ee farta carabiga ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld shiilid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld sanqarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: ld ciniin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: ld finiin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Badar shiidan oo budada laga saaray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.w
Qeexid: eeg sano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg shabi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xaashi turub oo shan dhibcood leh.
Qeexid Xigta: Buntukh shan xabbadood qaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Qalab caag, bir ama qori ka samaysan oo meel la qabsado iyo ilko dhaadheer oo isu dhawdhaw leh oo timaha lagu feerto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-nqay, -naqday; -nqi) Cid deldelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ciniin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld finiin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld shakiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]