Qeexid

"(-do, m.l) Santuukh ka samaysan harag, safiito iwm leh siddo la qabsado oo safarrada lagu galo; boorso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shandad oo kali ah:
  • Ruun maalintii xigtay waxay u keentay Bilan dhar, kabo iyo shandad ay ku ridato dhar iyo wixii kale.
  • Xamaaliin firfircoon oo haddii aanad fahamsanayn ujeedadooda shaqo wanaagga aad billado ku siin lahayd ayaa shandadahayagii dhufsaday.