Qeexid

"eeg shanee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shanayn oo kali ah:
  • Gudoomiye ku xigeenka Xisbul Islam ee Gobolka Banaadir wuxuu sheegay inay maqleen in DF ay dagaalka u kaashanayso Mareykanka, balse aanay filayn inay ka gaari doonaan guulo, maadaama aanay Alle kaashanayn.
  • Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee DFKMG ah wuxuu ugu baaqay madaxda Dowladda inay ka shaqeeyaan sidii dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu ay haysto loo kaalmeyn lahaa, iyadoo aan lagu tashanayn hay’adaha gargaarka.