Qeexid

".j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma shanta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shanaad oo kali ah:
  • "Ertirea waxay qorshaynaysaa inay ka dhigto Muslimka ku dhaqan Ethiopia kooxo xagjirro ah; gaar ahaan kuwa ku nool Kililka Shanaad ee Somaalida, si ay u baabi'iyaan Orthodox-ka ku dhaqan dalka Ethiopia" ayuu yiri Miles Zenawi.
  • Baadicadde waa beel kamid ah beelweynta Gugundhabe ee hawiye, waxayna dagaan Gobolka hiiraan, shabeelada dhexe, shabeelada hoose iyo banaadr sidoo kale waxay deegaanno ku leeyhiin Kilinka shanaad iyo meelo kale oo katirsan dalka Soomaaliya.