Qeexid

"(t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”."

Qeexid Kale

Gacan.

Qeexid Xigta

Xoog; awood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shan oo kali ah:
  • KG, isla markaana ka diiwaan gashan jaziiradda Gibraltar & MV Arean oo isna ay leedahay Arkia Company of Malta hase yeeshee watay calanka dalka Turkey ayaa lagu soo waramayaa inaan wax war ah laga heyn meesha lala aaday.
  • Singal Maadar waxaan bilaabay in aan akhriyo maalin Sabti ah oo ku beegneyd toddobada bisha Feberweri 2009 anigoo qorsheystay inaan ku dhameeyo ilaa bisha Feberweri shan iyo tobankeeda.