Qeexid

"Qoomamaynta laga qoomameeyo dhacdo hore. ld shallayto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shallay oo kali ah:
  • Isbitaallada Magaalada Muqdisho ayaa la dhigay dhaawacyada 40-qof oo qaarkood ay halis ahaayeen, inkastoo ay xaladdu saakay daggan tahay marka loo eego xalay iyo shallay gallinkii dambe oo ay dhacayeen dagaallo culus iyo duqeymo.
  • Warbixin qaraxyadii Hargeysa & dadkii ka dambeeyey Tirada dhimashada ee qaraxyadii shallay lala beegsaday xarunta Madaxtooyada, Safaarada Ethopia iyo xaruntii Hay'adda Qaramada Midoobay ee UNDP, ayaa maraysa 23 halka dhaawacuna gaadhay 35 qof.