Qeexid

/dh Meel hoos u dheer, ciriiri ah oo wixii ku dhaca sida looga soo baxsho dhib badantahahy.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shalaw oo kali ah:
  • “Riyuhu shalawga lugahooday ku doontaan” anigoo niyadda ku haya arrintan, ayuu Illaahay idinka dhawaajay.
  • “Riyuhu shalawga lugahooday ku doontaan” anigoo niyadda ku haya arrintan, ayuu Illaahay idinka dhawaajay.