Qeexid

"ld shakiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shakin oo kali ah:
  • Arrimhaas oo dhaxalsiiya in farahoodu geli waayaan Kambuyuutarka, shakina laga qaado laguna celceliyo intay doontaba ha qaadatee.
  • Geeddi dheer ayaynu usoo marnay doorashooyinka iyo habka ku dhaqanka dimuqradiyadda, shakina kuma jiro in kaalintiinnii qeybo badan aad si wanaagsan uga soo baxdeen.