Qeexid

"Tayada dadnimo ee qof leeyahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shakhsiyad oo kali ah:
  • Haddaan u soo noqdo Shakhsiyadiisii, Marxuumku wuxuu ahaa nin qalbi furan oo kaftan badan, isla markaana kaftankiisu aanu turxaan lahayn.”
  • Macnaha eraygaasi waa in shakhsiyadaasi noqoto mid bulshadeeda ka aragti dheer, iskuna wadi karta, taasoo ay weheliso in doonista qofeed ay ka horaysiiso ta umadda.