Qeexid

"Qof."

Qeexid Xigta

Sh. ah: khaas ah; fardi ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shakhsi oo kali ah:
  • Hiiraan Online, iyadoo tacsi tiiraanyo leh u direysaa Soomaalida guud ahaan, gaar ahaan qoyska Yaxye, waxeey u aqoonsaneysaa inuu yahay shakhsiga Soomaaliyeed ugu qiimaha badnaa Sanadka 2005.
  • Qodobbo runtii aan ku salaysnayn qiiro shakhsiyeed, faan indhola’ amaba burur iyo jidbo ka dhashay saarka rooxaanta.