Qeexid

"Summad alif gudban ah oo xoolaha looga sunto addinka hore."

Qeexid Kale

Celinta gacan jaban ama dhaawacan lagu celiyo xarig qoorta suran.

Qeexid Xigta

Xiridda faras, geel, iyo baqal laba lugood oo isku dhan ah xarig iwm looga xiro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shakaal oo kali ah:
  • Sida uu sheegay nin Maraykan ah oo wax ka qoray, ayaa yidhi; “Buush wuxuu ahaan jiray saaqid, qabiga ka shakaalan.
  • Dhamaantood waa dhinaca ka soo horjeeda xagasha fiiqan 30 ° ah oo loo qaybshay shakaalka.