Qeexid

"ld shahwo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shahwad oo kali ah:
  • Waxaa kaloo ka mid ah waxyaabaha buriya soonka qofka oo gacantiisa isaga keena biyaha shahwada (siigada).
  • Fayraska HIV waxa u geli karaa dareerayaasha jidhka sida dhiigga, shahwadda, waxaalaha ka soo baxa ilma-galeenka, iyo caanaha naasaha.