Qeexid

"Sh. ah: qof dadaal badan oo aad isu tiilaya."

Qeexid Xigta

(-dyo/-diin, m.dh) Qof fidinta diinta u dhintay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shahiid oo kali ah:
  • Sidaas ayuu ahaa oo ugu dagaalamayay ilaa markii danbe laga dilay isagoo shahiid ah.
  • Sidii ayuu ku shahiiday saxaabigii siday ama waday dhambaalkii ka socotay Rasuulka (scw), kuna socotay boqorka Busraa.