Qeexid

"Qiritaanka la qiro tawxiidka."

Qeexid Kale

Marqaati.

Qeexid Xigta

(-ooyin, m.l) Warqad caddayn ah oo la siiyo qof marxalad waxbarasho dhammaystay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shahaado oo kali ah:
  • Hadii alla idmo Main Course -ka oo socon doona 6 bilood marka uu dhamaado cida baasta waxaa lasiin doonaa shahaado ay ku shaqeyn karaan, waxayna heli doonaan xuquuqda aqoonsiga ICAO iyo aviationka Aduunka ee xirfadlenimo.
  • Dhanka Culimo u diinka ayaa iyana Barnaamijka Gabo-gabadiisii lagu gudoon-siiyey Shahaado qaaliya, kuwaas oo lagu Amaaney in ay ka qeyb ku lahaayeen Barnaamijyadii ugu badnaa ee Idaacada Radio Garowe laga sii daayey Bishii Ramadaan.