Qeexid

"Dhaawac daaweyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shafee oo kali ah:
  • Dadka muslimiinta ahi meel kasta ooy joogaan bisha Rabiical awal waxay xusaan dhalashada nebiga si ay u xasuustaan shafeecada nabiga.
  • Ka soo yaacii sawaxankii ka dhashey dawladda iyo salaadiintii gorofku ka buuxsamey ee waxa yara goconaysey waxa shankaroonland u shafeecay (BIRHOR) (SAAs) waxaana orodkii geedka soo nabad gaadhay KUUL iyo la xigee.