Qeexid
Galka timirta lagu guro.
Qeexid Xigta
Gogol yar iwm oo qof leeyahay.
Galka timirta lagu guro.
Gogol yar iwm oo qof leeyahay.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Socod tartiib loo socdo.
Qeexid Xigta: ld hadaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Socod tartiib ah socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (fiis.) Xoogga saaran halkii halbeeg ee bedka walax, sababana in ay walaxdu qaab doorsoonto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Astaanta muujisa in shibbanuhu uu labalaabanyahay (far carbeedda).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meesha wareegsan oo geelu marka uu fadhiisanayo uu dhulka dhigto; leg.
Qeexid Xigta: Xabad; gaaddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Geedo iwm jarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Magac; xurmo; haybad; maamuus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-rfay, -raftay; -rfi) Qof xurmayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Cid bugtey caafimaadin (Eebbe).
Qeexid Xigta: Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld shidni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: sha'ni m.l Si; xaal; ged; alab.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley tartiib u wadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Duco carabi iyo soomaali isugu jirta oo ardayda quraanku maqribkii akhriyaan. ld shaafiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qaxwo qafiif ah oo laga sameeyo qashirka bunka.
Qeexid Xigta: Shaah badan oo duco ahaan loo baxsho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Afarta mad-habood ee fiqiga Islaamka middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-ciyaal, m.l/dh) Qof raacsan mad-habta shaaficiga ee fiqiga diinta Islaamka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhagax dubnadeed oo wajiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min lix dhibcood ku leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hadaaf1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hadaafi. ld hadaafis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hadaafin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]