Qeexid

"(-dad, m.l) Astaanta muujisa in shibbanuhu uu labalaabanyahay (far carbeedda)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shad oo kali ah:
  • Waxana axsaabta siyaasadeed ay dareen saluug leh maalmahan ka bixinaayeen qaabka ay shaqada u wadaan iyada oo lagu eedeyay in ay yihiin mas'uuliyiin jilicsan oo aan ka bixi karin howsha doorashada.
  • Dagaalka maanta ayaa inta la ogyahay waxaa ku dhaawacmay 20 ruux iyadoo dhow qofoodn aku geeriyoodeen isku darka shalay iyo maantana waxaa la soo sheegayaa in dhimashadu 16 gaareyso labada dhinac iyo shacabka marka lagu daro.