Qeexid

"Bilaha dayaxa oo Musliimku tirsado tooda siddeedaad oo u dhexeysa rajab iyo soonqaad; soondheere."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shacbaan oo kali ah:
  • Sida qoraalkaas ku cad, guddiga doorashooyinku wuxuu go’aamiyay doorashooyinka dawladaha hoose in la qabto Oktoobar 27, 2002 oo ku beegan bisha Shacbaan 21, 1423 Hijriya, ahna maalin Axad ah.
  • Soonku waxaa la waajibiyay maalin isniin ah, ayna tahay labada bisha Shacbaan sannadkii 2aad ee hijriga.